Safaarada Maraykanka Norway oo si “official” ah u casuntay Qunsul Yusuf.

Safaarada Maraykanka Norway oo si “official” ah u casuntay Qunsul Yusuf. Waxaa kale oo la casumay Soomaali kale oo ka kala socotay ururo. Masawirka waa xaaska safiirka, Lisa iyo Yusuf.

Read more…

Qunsulka cusub ee Norway loo soo magacaabay oo casho sharaf loogu sameeyay caasimadda Oslo

Qunsulka cusub ee ay dowladda Soomaaliya u soo magacowday dalka Norway Yuusuf C/kariin (Yuusuf Bergan) ayaa xalay casho sharaf soo dhaweyn ah loogu qabtay caasimadda dalka Norway ee Oslo.

Casha-sharafta Qunsulkka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee jaaliyadda Soomaalida, iyadoona ay ka dhex-muuqdeen waxgarad, odayaal haween iyo aqoonyahanno uu ka mid yahay Dr. Alas Abdikariin.

Read more…

Winter Vegetable Pasta

Read more…

Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga {Sawiro}

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan dheer la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga H.E. Giulio Terzi. Kulankan ayey labada mas’uul uga hadleen xiriirka qotada dheer ee labada dal, xaalada dalka Soomaaliya, arrimaha Burcad-badeeda, arrimaha Amniga iyo Shirka London.

Read more…

Kitaabka aduunka ugu weyn oo la qoray.. DAAWO SAWIRO

Wadaad iyo ardeydiisa oo ku nool dalka Afaganistaan ayaan in muda ah waxa ay ku mashquulsanayeen sidii ay ugu qori lahaayeen QURAANKA Kitaab weyn oo ah kitaabka aduunka ugu dheer ama ugu weyn kaa oo haatan lagu qiyaaso in uu yahay mid ugu dheer dhirir ahaan iyo balac ahaan waxaana lagu qiyaasay dhirirkiisa ilaa 1-mtr halka balicisana lagu sheegay in uu yahay ilaa 2mtrs.

Read more…

Dadka reer xamarka ama Banaadiriga ka xumaadeen ama ay ka soo horjeedaan waxa loogu yeero 4.5(Daawo Muuqaalkaan)

Dadka reer xamarka ama Banaadiriga ah ayaa waxaa la sheegay inay ka xumaadeen ama ay ka soo horjeedaan waxa loogu yeero 4.5 oo ah hab dhaqan wax wada qeybsiga ee ay ku saleysan tahay siyaasada Soomaalida ayagoona sheegay inay jeclaan lahaayeen inay la kulmaan qofkii alifay habkaas si ay wax uga weydiiyaan.

Maxamed Shariif Aboow oo ka mid ah qowmiyadaas reer Banaadiriga oo dhawaantaan arintaas ka hadlay ayaa waxaa uu si kaftan iyo qosol leh uu uga sheekeeyey habkaas oo uuna ku tilmaamey mid ah wax lala yaabo islamarkaana ay tahay arin aan la fahmi karin in dadka qaarkiis lagu tilmaamo inay yihiin dad haaf ama nus ah oo aan dhamayn marka loo fiiriyo dadka kale ee Soomaalida ah, ninkaas oo ka sheekeeyey qiysooyin dhab ah ayaa waxaa uu ku saleeyey sida ay Soomaalidu u xaqireen xaquuqda dadkaas banaadiriga.

Ugu dambeyntiina iyadoo run ahaantii uu habkaas wax ku qeybsiga ee 4.5 uu yahay mid uu mar kasta muran badan ka taagan yahay iyadoona kii ugu dembeeyey uu ahaa shirkii wadatashia ee dhawaantaan lagu qabtey magaaladas Garoowe oo ay madaxdii shirkaas isku mariyeen qodobkaas taas oo keentay inuu dib u dhac ku yimaado shirkaas ayaa hadana waxaad moodaa inkastoo ay Soomaalida badankeed ay u muqdaan kuwo ka soo horjeedo habkaas 4.5 inay hadan markii ay timaado in la badelo habkaas ay dib u gurasho sameeyaan ayagoo ku saleynaayo diidmadooda inysan jirin hab kale oo kaas ka wanaagsaan oo wax loogu qeybin karo Soomaalida.

Female Genital Mutilation

Female Genital Mutilation is one of the most widespread and systematic violations of the human right to personal integrity, committed against millions of women and girls worldwide. The overall objective of the FGM program is to develop a political, legal and social environment that challenges attitudes and behaviours on FGM and works towards its elimination, in the context of the promotion and protection of the rights of women and girl. The program builds the strategic capacity of women’s rights advocates and field practitioners working on FGM and promotes legal reform as an effective tool for behavioural change in order to turn the tide of social norms against FGM.

Read more…

Bahda Warbaahinta Muqdisha Ka Hawl Gasha oo Dibad Bax Cabasha ah Ka Sameeyey Xarunta Madaxtooyada Magaalada Muqdisho.

Banaanbax si wanaagsan loo soo abaabulay oo ay ka qayb qaadanayeen qayabaha kala duwan ee warbaahinta Muqdisha ka hawl gasha ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Read more…

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka geystay Jaziiradda Kuda ee Gobolka J/hoose

Sabti, December 24, 2011(SD): Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in ay leedahay dowladda Kenya ayaa galabta duqeymo ka geystay jaziiradda Kuda ee dhanka koonfur galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka J/hoose.

Read more…

Shirkii wada tashiga Soomaalida ee magaalada Garowe ka socday oo la soo gabagabeeyay iyo Ergooyinka Shirka oo isku mari waayay qaabka wax qaybisiga

Shirkii wada tashiga Soomaalida ee magaalada Garowe ka socday oo la soo gabagabeeyay iyo Ergooyinka Shirka oo isku mari waayay qaabka wax qaybisiga.

Read more…